Muuqaalka Bulshada: kala diristii gudigii maaliyada iyo aragtida dadweynaha ( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: kala diristii gudigii maaliyada iyo aragtida dadweynaha ( dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay   ,kala diristii lagu sameeyay gudigii maaliyada ee Baarlamaanka Soomaaliya ,taas oo loo sababeeyay khilaafaad soo kala dhexgalay  iyo gudiga oo badankooda ay ku jireen xubno mucaarad ku ah dowladda  Soomaaliya .

 

sida kucad Dastuurka dalka ee qabyada ah , Xubnaha Guddiyada Golaha Shacabka waxaa soo jeediya Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isagoo la tashanaya kuxigeenadiisa kadibna waxaa ogollaada Golaha Shacabka sida ku cad Qodobka 56aad, Faqradiisa 2aad ee Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Sida lagu magacaabay oo kale, waxaa guddiga lagu kala diri karaa marka uu Guddoomiyaha soo jeediyo, Golahana uu aqbalo.

Wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya Barnaamijka  .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com