Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Isbitaalka Guud ee Garoowe mayahay mid daboolay adeegyadii Caafimaad ee Bulshada . (dhegayso )

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Isbitaalka Guud ee Garoowe mayahay mid daboolay adeegyadii Caafimaad ee Bulshada . (dhegayso )

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo Arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, waxaana maanta  looga dooday  Adeegyada Caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka Garoowe iyo cabashada shaqaalaha Isbitaalka .
Wariye Xasan Heykal ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com