Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Aragtida dadweynaha iyo shirka Kismaayo (dhagayso)

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir:  Aragtida dadweynaha iyo shirka Kismaayo  (dhagayso)

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana  looga dooday shirka magaalada Kismaayo uga Socda madaxda  madasha  maamul goboleedyada  dalka  .
Wariye Xasan Heykal ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    WAX MACNO AH OO AY SAMAYNAYAAN MA JIRTO,
    (BAHAL HIGLO AFQARMUUNA KUMA KALA TAGTO WAXNA ISKUMA BIIRISO).
    DHAMAANTOOD WAA TUUL AY LEEYIHIIN SIRDOONO CAALAMIYA SIDA CIA MI6 IWM.
    WAANA TUUGO USOO SHAQO TAGTAY JEEBKOODA KALIYA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com