Muuqaalka Bulshada:   Balan qaadka dowladda dhexe ee waxbarashada lacag la’aanta ah  (dhegayso)

HomeWararka

Muuqaalka Bulshada: Balan qaadka dowladda dhexe ee waxbarashada lacag la’aanta ah (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siya

Jowhar: Ciidamadda Amniga oo fashiliyeey Qarax
Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka
Shirkii ay ku baaqeen Maamulada Puntland & Jubbaland oo baaqday

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijka waxa uu maanta ku saabsan balan qaadka dowladda iyo Dugsiyada waxbarasho oo ay la wareegtay .

Barnaamijka waxaa Bosaaso ka so jeedinaya  wariye  Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: