Site icon Radio Daljir

Wasiir Cabbaas Hooyadi oo Farriin Dirtay iyo Dr Nuur Faarax oo ka Hadlay Qaabkii Dilku u Dhacay (Muuqaal)

Hanti dhowrihii qaranka Soomaaliya oo sharaxaad dheeraad ka bixiyay dilkii wasiir Cabaas iyo ujeedada xilka looga qaaday.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/orHRb-DGsgk

Daawo hooyada dhashay AUN wasiir Cabbaas Siraaji oo farriin u dirtay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Exit mobile version