Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso/sawirro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso/sawirro)

Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta si ballaaran loogu soodhaweyeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Siciid Cabdulaahi Deni.

Dadweyne farabadan oo xilli horre u diyaargaroobay soodhaweynta Musharrax Deni ayaa kaga hortagay kantaroolka Waqooyi ee Magaaladda Gaalkacyo, waxaana ay shegeen in ay ku faraxsanyihiin imaanshaha Deni.

Musharrax Siciid Cabdulaahi Deni oo shacabka Gaalkacyo la hadlay ayaa ka hadlay amniga gobalka Mudug dilalka, nabadda, collaadda iyo hormarka isbarbar socda ee magaalada Gaalkacyo.

Wariye Ibraahim Karaama ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com