Site icon Radio Daljir

Musharrax Daahir Mire Jibriil: “[Puntland] haddii sida hadda … looga tago waxaan qabaa welwel weyn in ay faraha ka baxeyso wixii aan aasaasnay” (dhegayso | daawo)

Dhegaystayaal ku soodhawaada waraysi gaar ah oo aan la yeelanay Musharax Daahir Mire Jibriil oo u taagan xilka Madaxweyne Puntland. Daahir wuxuu kamid ahaa aasaasayaashii Puntland isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland iyo dowladda Federalka.

Wariye Khadar Cawl ayaa ka waraystay waayihiisa nololeed, musharaxnimadiisa iyo qorshiisa siyaasadeed haddii uu guulaysto.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c253e4a0401007a722f4fb9/Waraysi_Musharax+Daahir+Mire+Jibriil_Khadar-Cawl_27+Dec+2018.mp3?_=1

Hoos ka daawo.

Exit mobile version