Musharrax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo sii diirran lagu soodhaweyeey Burtinle (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo sii diirran lagu soodhaweyeey Burtinle (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji Warsame oo maalmahan safaro ku marayeey Qaybo kamid ah degmooyinka iyo tulooyinka gobalka Mudug ayaa maanta si an loo kala harin lagu soo dhaweyeey degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal.

Cali Xaaji Warsame Guddaha Burtinle waxaa si balaaran ugu soo dhaweyeey Nabadoono,Aqoonyahano,Siyaasiyin,Arday,Haween iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda degmadda Burtinle oo an u kala harrin soo dhaweynta Musharax Cali Xaaji warsame.

Musharraxa oo khudbad u jeediyeey shacabkii soo dhaweyeey ayaa uga mahadceliyeey sida wanagsan ee ay ugu soo dhaweyeen Burtinle,wuxuna shegay inay yihiin Horseed umadda Somaliyeed.

Hoos kadaawo soo dhaweynta Musharrax Cali Xaaji Warsame

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com