Site icon Radio Daljir

Musharixiinta Madaxwayanaha Koonfur Galbeed oo ku taliyay in dib loo dhigo doorashada (Akhriso)

Golle ay ku midaysanyihiin musharixiinta doorashada madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku taliyay in doorashada dib loo dhigo ku astaysnayd 17ka bishaan, iyadoo la tixgalinayo darruufo jira.

Musharixiintan ayaa waxaa ka mid ah  hogaamiye kuxigeenkii hore Al-shabaab Abuu Mansuur, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay inay soo dhowaynayaan iscasilaaddii uu sameeyey madaxwaynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo inuu doorashada ka tanaasulay.

Exit mobile version