Musharixiinta guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenada oo khudbadhooda jeediyay

Musharixiinta guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenada oo khudbadhooda jeediyay

Musharixiinta guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo labadiisa kuxigeen ayaa goor dhowayd soo gabagabeeyey khudbadaha ay kusoo bandhigayaan wax qabadkooda iyo qorshayaashooda hogaamineed ee shanta sano ee soo socota.

Doorashada guddoonka baarlamaanka ayaa waxaa kuloolamaya musharixiinta madaxwaynaha Puntland ee ugu saamaynta badan, waxaana socota is xulaysi.

Musharixiinta guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka kooban

xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed, abwaan xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Cabdixakiin dhoobodareed, xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil, dhanka kuxigeenkana waxaa sharaxay xildhibaan Cabdi Xamiid , xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf Qaylo, Cabdicasiis Gacmey Baduugaaye. Xildhibaan Amiir Abdirahman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com