HomeUncategorized

Musharixiin lakulmay xubno kasocdey xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

Garoowe, Aug 10 2016--Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole iyo Dr Cali Xaaji Warsame oo wasiirka waxbarashada kasoo noqday xukuumadda hadda jidha ee Puntland ahna musharixiin u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa Garoowe kula kulmay xubno kasocdey xafiiska qaramada Midoobey ee UNSOS.

Xukuumadda Soomaaliya oo cambaaraysay iskudaygii afgembi ee Turkiga.
Al-shabaab oo weerartay Waqooyi Bari Kenya
Maamulka Galkacayo ee Puntland oo DF ku eedeyey in ay Galmudug ku taageerto dal-durugsi (MAQAL)

Garoowe, Aug 10 2016–Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole iyo Dr Cali Xaaji Warsame oo wasiirka waxbarashada kasoo noqday xukuumadda hadda jidha ee Puntland ahna musharixiin u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa Garoowe kula kulmay xubno kasocdey xafiiska qaramada Midoobey ee UNSOS.

Mas’uuliyiinta kasocdey xafiiska Qaramada Midoobey ee taakulaynta Soomaaliya iyo labada musharax ayaa ka wada hadlay arrimo quseeya doorashada Soomaaliya ee sanadka 2016 iyo kaalinta qaramada Midoobey ka qaadanayso in Soomaaliya ay kadhacdo doorasho xor ah.

HALKAAN KA AKHRISO BAYAANKA LAGA SOO SAARAY

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: