Musharax Madaxweyne Puntland Jabiye oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso/sawiro)

Musharax Madaxweyne Puntland Jabiye oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso/sawiro)

Magaaladda Gaalkacyo waxaa gaaray maanta Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Maxamuud Khaliif Jabiye,iyaddo si heersare ah lagu soo dhaweyeey Gaalkacyo.

Soo dhaweynta Musharaxa waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda Magaaladda Gaalkacyo,isago uga mahadceliyeey shacabka sida wanaagsan ay usoo dhaweyeen.

Wariye ibraahin saalax cabdi salaan ibraahin karaama ayaa Gaalkacyo kaso diray warbixintan.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com