Musharax Madaxweyne Maxamuud khaliif Jabiye oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dheyagso +Sawiro

Musharax Madaxweyne Maxamuud khaliif Jabiye oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dheyagso +Sawiro

Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maanta soo gaaray oo  lagu soo dhaweeyay Musharax Madaxweyne 2019 ee Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Jabiiye .

Musharaxa ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso waxaa ku soo dhaweeyay dadweyne farabadan oo taageero u ah, maamulka gobolka ,siyaasiyiin iyo Isimada dhaqanka  .

Musharaxa ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Bosaaso ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse  .

wariye  Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com