Musharax Jabiye oo Barxadda Qardho khudbad kajeediyey xili laga mamnuucay mushariixin kale (dhegayso)

Musharax Jabiye oo Barxadda Qardho khudbad kajeediyey xili laga mamnuucay mushariixin kale (dhegayso)

Magaaladda Qardho waxaa Maanta gaaray musharax Madaxtinimo Puntland 2019 Maxamuud khaliif jabiye oo malmhana socdaalo ku marayeey gobaladda Puntland,waxaana so dhaweyeey dadweyne kala duwan.

Musharaxa oo khudbad kajeediyeey Barxadda qardho ayaa la hadlay qaar kamid ah tageerayaashiisa,waxaana xusid mudan in horey maamulka gobalka karkaar uga mamnuuceen mushariixinta inay shacabka kula hadlaan baraxdda qardho.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan qardho kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com