Muranka dekedda Bosaso oo sababtay sare u kac ku yimid shidaalka (dhegayso)

Waxaa sare u kac uu ku yimid qiimaha lagu iibiyo shidaalka deegaamada Puntland gaar ahaana naaftada oo loo isticmaalo mashiinada iyo gaadiidka waawayn ee xamuulka qaada.

Arrintan ayaa samaayn ku yeelatay gaadiidlayda ka howlgalada magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaana soo baxaya walaaca bulshada ee ku’aadan inay sare u qaaddo adeegyada korontada iyo isticmaalka gaadiidka iyo badeecadaha kale duwan ee dalka.

Fuustada shidaalka oo ahaan jirtay $112 ayaa iminka gaartay $135, hoos kadhegayso warbixin uu ka diyaariyay Xasan Heykal.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com