Xubno ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir ay ku dhinteen dad badan kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegayaa in dad kor u dhaafaya 20 ruux ay ku dhinteen in ka badana lagu dhaawacay.
Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Gudoomiyaha Degmada, Xoghayaha iyo Gudoomiyaha Haweenka Degmadaasi, Sidoo kale waxaa halkaasi ku dhaawacmay dad kale oo ay ku jiraan Ciidamada ilaalada Degmada.
SAWIRRO