Muqdisho Shir Xagjirnimadda loog Hadlayo Ayaa ka Furmay

Muqdisho Shir Xagjirnimadda  loog Hadlayo Ayaa ka Furmay

Ra’isalwasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Maxamed Guuleed iyo danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Andreas Von Uexkull,ayaa xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xakameynta xagjirnimada.

Shirkan waxaa ka qeyb gelaya Wakiillo ka socda beesha Caalamka sida in kabadan 10; Safiir oo fadhigoodu yahay Muqdisho.Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya,Wasiirro iyo XIldhibaanno ka tirsan Goolaha shacabka iyoa qalka sare ee Soomaaliya.

Shirkan oo ay iska kaashanayaan dowladd Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Sweden ayaa lagu falanqeynayaa sida wax looga qaban karo xagjirnimada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com