Muqdisho: Khasaare ka dhashay Israsaaseen dhexmartay ciidamo ka kala tirsan NISA iyo Booliiska

Muqdisho: Khasaare ka dhashay Israsaaseen dhexmartay ciidamo ka kala tirsan NISA iyo Booliiska

Ciidamo Boolis ah iyo kuwa Dharcada NISA ayaa goordhow isku rasaaseeyay Xaafada Nation ee degmada Warta-Nabada ee magaalada Muqdisho sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir Muqdisho Cabdiraxmaan Waabri.

Ciidamada Booliska waxay dileen Talliyihii heystay ciidamada Dharcadka ee aagaas ku sugnaa, manajiro wax khasaare ah oo dhanka Booliiska soo gaaray.

Askarta Booliska ee wax laysay waxaa hogaaminayay Taliyaha degmada Warta-Nabada Xuseen Cadceed.

Wixii kusoo kordha warkan Daljir kalsoco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com