MUQDISHO: Ciidanka Amniga gobalka Banaadir oo soo bandhigay Maandooriye

Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa waday Howlgal lagula dagaalamayay Mudaraadka , iyada oo maanta Saldhiga Boliiska Degmada Kaaraan lagu soo bandhigay cadad Jawaano Xashiish ah, Calaq iyo Dawooyinka maanka lagu dooriyo, howlgalada ka dhanka ah dadka beerta, kuwa soo daabula, kuwa gada iyo kuwa isticmaala, howlgaladu wey socondoonaa maadaama Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan ay nagu soo fiid leedahay. Eedeysanayaasha oo ahaa ilaa 10 eedeysane ayaa laga soo kala qabtay Qeybaha Bartamaha iyo Galbeed.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com