Site icon Radio Daljir

Muqdisho: Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Qarax lala beegsaday

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Masjidak Turkiga oo ku yaalla wadada u dhaxeysa Isgoyska fagax & Xaafada jamhuuriya ee degmada Kaaraan.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso, isla markaana lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMIOSM oo wadada ku socdaalayay , waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxa.

Wixii ku soo kordha Daljir kala soco

Back to Home page