Munaasbaad lagu Xusayaay Maalinta HIV AIDSka oo lagu qabtay Gaalkcyo (dhegayso)

Munaasbaad lagu Xusayaay Maalinta  HIV AIDSka oo lagu qabtay Gaalkcyo (dhegayso)

Munaasabada xuska Malinta Cudurka HIV AIDS ayaa lagu qabata magalad Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Xafladaan oo ay soo qabanqaabisa Ha.ada Pac iyo jamacada iyo Hopitaalka Gmc dhagacade ayaa waxaa ka soo qaybagalay madaxda Hay.ada pac dhakhatiir culumo iyo qayabaha kala duwan bulshada.

Masulinta ka qayb galaya Xafalada ayaa dhamaantood ka hadlay marxalada uu marro cudur iyo khatarta u leeyahay Caafimaad ahaan

shafici abdulkadir warsame ayaa warbixibntaan soo diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com