Munaasabad lagu xusayo 1-da Ogoosto ee yagleekii Puntland oo 1-da bisha ka dhici doonta Columbus, OH. [Akhris …]

Columbus, July 30 – Munaasabad lagu xusayo 1-da Ogoosto ee maalinta yagleelka Puntland ayaa waxaa qabanqaabinaya qurbajoogta Puntland ee Columbis, OHIO.

Waxaa iyana jira munaasabado kuwan la mid ah oo ay qorshaynayaan qurbajoogta Puntland ee dunida daafaheeda, lagana xusi karo Australia, Canada, US, UK and meelo kale oo caalamka ka mid ah.

Gobollada Puntland ayaa waxaa ka socday maalmihii la soo dhaafay qabanqaabo xoogan oo loogu diyaargaroobayo xuska 1-da Ogoosto. Magaalooyinka Garowe, Bossaso & Galkayo ayaa ka mid ah meelaha isda aadka ah looga xusayo munaasabada 1-da Ogoosto.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com