Munaasabad Lagu Soo Xirayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Geel-xoor oo Qardho Kadhacday (DHEGAYSO)

Munaasabad Lagu Soo Xirayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Geel-xoor oo Qardho Kadhacday (DHEGAYSO)

Dugsiga Geel-xoor ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayey sanad dugsiyeedka 2016/2017, iyadoona ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan.

HOOS KA DHEGAYSO WARBIXIN-FANTASTIC

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • c.karin ahmed 7 years ago

    masha’alah dadal waad gaari insha’alah dadala ardayey wilal iyo gabdhoba

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com