Site icon Radio Daljir

Munaasabad Lagu Soo Xirayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Geel-xoor oo Qardho Kadhacday (DHEGAYSO)

Dugsiga Geel-xoor ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayey sanad dugsiyeedka 2016/2017, iyadoona ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan.

HOOS KA DHEGAYSO WARBIXIN-FANTASTIC

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5901b64e060100ed72b467f1/Warbixinta+iskulka+Geel+xoor+27_3_2017+by+fantastic+.mp3?_=1
Exit mobile version