Muhiimadda Barashada Quraanka Kariimka ah iyo Sheekh Cabdirisaaq (dhegayso)

Sheekh Cabdirisaaq oo kamid ah culimada magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar islamarkaana muddo tafsiirka quraanka kariimka ah ka wadey magaalada iyo culimaa’udiin kale ayaa ka wada hadlay muhiimadda quraanka kariimka ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com