Site icon Radio Daljir

Mudaaharaad looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay degmada Xudun, Sool, laguna dhaliilay siyaasada Puntland.

Xudun, June 23 – Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay degmada Xudun ee gobolka Sool, loogana soo horjeedo doorashooyinka Somaliland. Qaar ka mid ah dadka mudaaharaaday oo aan waraysanay ayaa sheegay in aanay ogolayn in wax doorashooyin ahi ay ka dhacaan degmada gaar ahaan Xudun, iyo guud ahaan gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version