Mudaaharaad looga soo horjeedo doorashooyinka Somaliland oo ka dhacay Xingalool, Sanaag.

Nabadoon C/Qadir Maxamed Qoobey oo aan ka waraysanay ujeedada mudaaharaadka ayaa sheegay in shacabka degmada Xingalool aanay raali ka ahayn in wax doorashooyin ahi ay ka dhacaan degmooyinka goolka Sanaag.

Mudaaharaado kuwan la mid ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey degmooyin ka tirsan gobollada Sool & Sanaag.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com