Site icon Radio Daljir

Mowqifka Musharax Madaxweyne Cali Xaaji iyo khilaafka Gaas iyo Camey (dhegayso)

Musharax madaxweyne 219 mudane Cali Xaaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay mowqifka uu ka tagan yahay khilaafka madaxweyne Gaas iyo kuxigeenkiisa Camey.

 

wariyaha Daljir ee Bosaaso, Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c0a35d40a01005df2c93647/Warbixinta+Cali+Xaaji+.mp3?_=1

 

Exit mobile version