HomeUncategorized

Mooshinkii ka dhanka ahaa Jubbaland oo Maanta Baaqday

Isniin, June 01, 2015 (Daljir) — Wararkii Ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa sheegaya inuu baaqday kulan mudanayaasha barlamaanka Jamhuuriyadda federaliga ah ee Soomaaliya ku cod ugu qaadi lahaayeen mooshin dhowaan barlamaanka qaarkiis kakeeneen barlamaanka Jubbaland.

Qurbajoogta Puntland oo walaac ka muujiyey is-maandhaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Puntland & federaalka.
M/weyne Gaas oo ganacsatada ugu baaqay inay maalgashi ku sameeyaan deegaanada Puntland
Mudaaharaado rabshado wata oo ay ku dhinteen 3 qof, kuna dhaawacmeen 20-neeyo qof oo ka dhacay Hargeysa. [Dhegaysi …]

Isniin, June 01, 2015 (Daljir) — Wararkii Ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa sheegaya inuu baaqday kulan mudanayaasha barlamaanka Jamhuuriyadda federaliga ah ee Soomaaliya ku cod ugu qaadi lahaayeen mooshin dhowaan barlamaanka qaarkiis kakeeneen barlamaanka Jubbaland.

Kulankaan barlamaanka Soomaaliya ku codka ugu qaadi lahaayeen mooshinka kadhanka ah barlamaanka Jubbaland ayaa waxaa baaqashadiisa sabab u ahaa kadib markii xildhibaanadu ay soo dhamaystiri waayeen kooramkii Looga baahnaa.

Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in si-codka loogu qaado Mooshinkaasi loo baahnaa inay kulanka soo xaadiraan 139 xildhibaan, aysana xildhibaanada kulanka yimid aysan intaas dhamayn sidaas darteedna uu kulankii baaqday.

By: Jaamac Abdurahman

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: