Manchester City oo weli hoggaaminaysa Manchester United (dhegayso)

Manchester City oo weli hoggaaminaysa Manchester United (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Horyaalka Ingiriiska ayaa dardar ku socda, kooxda Manchester United ayaana soo yaraysay dhibcihii ay horyaalka ku hoggaaminaysay dariskooda Manchester City.

Dhanka Isbeyn, kooxda Real Madrid ayaa danaynaysa in ay Chelsea kala hadasho mid kamid ah difaaca kooxda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

     

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com