MKX Carrabeey: “Hadalka Farmaajo waa soodhaweynaynaa laakiin doorashada Galmudug waa 30ka bishaan” (dhegayso)

Xilli xiisadda siyaasadeed ee Galmudug ay marayso meel adag ayaa waxaa maanta qoraal uu soosaaray Madaxweyne Farmaajo ku sheegay in ay Xamar yimadaan dhinacyada isku haya Galmudug.

Hadaba si aan wax uga oggaano mowqifka dhinacyada isku haya ee Galmudug ayaan waxaan la xiriirnay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey oo dhawaan xildhibaano ku shiray dhuusamareb ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen.

Carrabeey ayaa sheegay in uu soodhaweynaya hadalka Madaxweynaha balse waxa uu ku adkaystay garabkiisu inuu doorasho Madaxweyne qabnayo 30ka bishaan Siteenbar.

cXakiin Xuseen Xassan, Daljir Garoowe ayuu u warramay.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com