MKX Camay: “Puntland baa Masuul ka ah Reer Galmudug si Lammid ah Reer Puntland”

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi X Cumar Camay, oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Gaalkacyo ayaa Daljir uga warramay iskaashiga ammaanka Gaalkacy iyo ciidamo iskudhaf ah oo Puntland iyo Galmudug ka kala tirsan, kuwaas oo si wada jir ah uga howlgeli doona sugida amniga Gaalkacyo. Mushaar bixinta ciidamada iskudhafka … Continue reading MKX Camay: “Puntland baa Masuul ka ah Reer Galmudug si Lammid ah Reer Puntland”