MKX Camay oo Nooga Warramay Mashaariicda Jarmalku ka Wado Puntland (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Eng C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” oo u warramay barnaamijka Saaka iyo Dunida ee Radio Daljir ayaa faah-faahin ka bixiyey waxa uu daaranaa kulan uu xarunta Madaxtooyada PL ee Garowe shalay kula qaatay mas’uuliyiin ka sarsare oo ka socday Q.M iyo Midowga Yurub, uuna horkacayey ku … Continue reading MKX Camay oo Nooga Warramay Mashaariicda Jarmalku ka Wado Puntland (dhegayso)