Miisaaniyadda Puntland ee dakhliga sanadkan oo hoos u dhac wayn uu ka jiro (dhegayso)

HomeWararka

Miisaaniyadda Puntland ee dakhliga sanadkan oo hoos u dhac wayn uu ka jiro (dhegayso)

Miisaaniyadda Puntland ayaa hoos u dhac wayn uu ka muuqdaa sanadkaan, marka lala barbar dhigo sanadihii hore, waxaana wasiirka maaliyadda Puntland oo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Nabadgelyada iyo badbaadada carruurta xilliyada waxbarashada (Taxanaha 6aad – dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo xarigga ka jaray Jaamacadda Maakhir Badhan (sawirro)
Miisaaniyadda Puntland ayaa hoos u dhac wayn uu ka muuqdaa sanadkaan, marka lala barbar dhigo sanadihii hore, waxaana wasiirka maaliyadda Puntland oo maanta baarlamaanka horgeeyey misaaniydda ku sababeeyey darruufaha abaarta iyo xayiraaddii dhanka xoolaha ee wadamada Carabta.
Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdiqaadir Carshe Dhaqaaje ayaa sheegay miisaaniyaddu inay is-dhintay sanadkan 11%.
Su’aalaha la waydiiyay wasiirka maaliyadda ayaa waxaa ka mid ah
  • Ciidamadii Puntland ay la wareegtay dowladda faderaalka dhaqaalahooda
  • Sababaha loogu dhaqmin miisaaniyadda dowladda
  • Xuquuqaha ka maqan shaqaalaha iyo ciidamada.
Warbixinta Axmed Sheekeeye ayaa Garoowe kasoo diray .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    KKKKKKKKK.
    WAA DOORASHADA SOO SOCOTEE.
    JEEBKAA LAGU SII SHUBTAY SI DOORASHO LOOGU GALO.

DISQUS: