Site icon Radio Daljir

Mid Kamid ah Beelaha Puntland oo Taageeraysa Kordhinta Barlamaanka

Mid kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa saaka magaalada Garoowe kaga dhawaaqaysa inay taageersan tahay dedaalada madaxweynaha dowladda Puntland uu ku doonayo in la kordhiyo barlamaanka Puntland.

Beesha Guma-soor oo kamid ah beelaha dega Puntland ayaa Garoowe ku qabatay kulan ay kaga arrinsanaysay tallaabada madaxweynuhu ku doonayo in barlamaanka lagu furo iyadoona ku dhawaaqday inay taageersan tahay.

GOOR DHOW LA SOCO CODAD+SAWIRRO

Exit mobile version