Mid Kamid ah Barlamaankii 9aad ee Soomaaliya oo Geeriyoodey.

HomeWararka

Mid Kamid ah Barlamaankii 9aad ee Soomaaliya oo Geeriyoodey.

Allaha U naxariistee xildhibaan Cali Cumar Nuur oo kamid ahaa barlamaankii 9aad ee barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si kedis ah ugu

BADBAADO & Maymuum Cali Nuur Geyfane, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Galmudug
Guddiga milatariga Suudaan oo ka bad baaday Afgambi (dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Allaha U naxariistee xildhibaan Cali Cumar Nuur oo kamid ahaa barlamaankii 9aad ee barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si kedis ah ugu geeriyoodey magaalada Muqdisho.

Mid kamid ah saraakiisha dowladda Soomaaliya ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa sheegay in xildhibaanka wadnuhu istaagey xilli uu ka dhoofi lahaa garoonka Aadan Cadde.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Sababo Caafimaad uu doonayay in uu u aado dalka dibadiisa , laakiin markii tagay Garoonka in uu wadnuhu istaagay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: