Meydadka 6 Ruux oo laga Helay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho (dhegayso)

Meydadka 6 Ruux oo laga Helay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho (dhegayso)

Xeebta liido ee magaalada Muqdisho manta waxaa kusoo caariyay meedadka lix dhalinyaro aha oo ay badu latagtay xili ay halkaasi udamaashaad tageen.

Maamulka degmada Cabdicasiis ayaa meedadka lixdhalinyaro ah oo ay badu liqday ay kuwareejiyeen markii la aqoonsaday waalidiintooda, gudoomiye kuxigeenka dagmada cabdi casiis Xasan xaaji Abuukar ayaa arimahaasi waxaa kawareesray wariye Xasan Heykal.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com