Meyadadka Kaluumaysato la raadinayaay oo la helay (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Garada Fuu Maxamuud Axmed Caynab ayaa radio daljir uga Waramay Caawa halkii ay ku dambeeyeen kaluumaysatadii lagu la,aa Xeebaha Bari ee Degmada Gumbax ee Gobolka Garada Fuu.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in Afar kamid ah lixdii nin ee kaluumaysatada ahaa Meedadkoda ay ku soo caariyeen Degmada Bareeda .

Waxa uu sheegay in ilaa haatan la layahay labo kamid ah lixdaasi nin ,walina uu socdo baadigoobkooda .

Dhanka kale Gudoomiye Caynab ayaa sheegay in uu soo gaba gabeeyay Safaro uu ugu kuur galayay xaalada dadka iyo duunyada ee ku sugan degmooyinka iyo Tuulooyinkaba.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com