Maydka Jamaal Khashoggi oo aan weli la hayn laakiin loo malaynayo in lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul

Wararkii ugu danbeeyey ee baadigoobka Jamaal Khashoggi oo ay ugu war danbaysay Talaado 1:00 PM saacadda Istanbuul, 2 Oct 2018, markii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul uuna ka doontay dukmentiyo u gaar ah ayaa sheegaya in loo malaynayo in lagu dhex dilay isla qunsilayadda. Weli lama helin meydka Jamaal Khashoggi. Madaxweyne Erdogan oo daqiiqo … Continue reading Maydka Jamaal Khashoggi oo aan weli la hayn laakiin loo malaynayo in lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul