Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Kaso Horjeestay Waddahadalada Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Kaso Horjeestay Waddahadalada Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

Waxaa Magaalada DJ- ee Caasimada dalka Jabuuti labadii maalin ugu danbeysay ka soconayay wada hadalo u dhaxeeya Galmudug Iyo Ahlu-suna kuwaa oo la d

Al-fanaan Cabdirisaaq Aakhiro & qaar kamid ah hobalada waaberi ayaa ka hadlay geerida Marxuum Axmed Naaji Sacad
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 10-AUGUST-2022
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa Magaalada DJ- ee Caasimada dalka Jabuuti labadii maalin ugu
danbeysay ka soconayay wada hadalo u dhaxeeya Galmudug Iyo Ahlu-suna
kuwaa oo la doonayo In lagu soo dhameeyo qilaafka mudada dheer u
dhaxeeyay, kaa oo sababay dagaal dhiig ku daatay oo labada Maamul
dhaxmaray.

Maxkamada Sare ee Maamulka Galmudug ayaa sheegatay iney tahay waxba
kama jiraan wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo kan
Ahlu-suna ee ka soconaya dowlada Jabuuti.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug Yaxye Sheekh oo
Warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeeyay Dowlada dhaxe iney garab martay
Go’ankii Maxkamada Sare ee Maamulkasi,

maadama ay Madaxda Galmudug ee xilka laga qaday ka qeyb galeen shirar
badan oo ka dhacay gudaha iyo dibada intaba, sidaa daraadeed cidna ay
Galmudug ku matalin Shirka wada hadalada lagu heshiisiinayo Maamulada
Galmudug Iyo Ahlu-suna uga soconaya Dalka Jabuuti

Hoos kadhegayso codka Maxakmadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: