Maxkamadda Degmada Burtinle oo u Fariisatay Kiiska Dhalinyaro Kufsu ku Eedaysnayd (dhegayso)

Maxkamadda derejada 1aad ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatay xukunka dhalinyaro dhowaan lagu soo eedeeyey inay kufsadeen gaabr 13 sano jir ah oo beryahaan laga hadal hayey Puntland.

Gabagabadii xukunka ayaa waxaa hadlay gudoomiyaha maxkamadda derejada 1aad ee degamda Burtinle, wuxuuna xusay in guud ahaan kiiska la buunbuuniyey islamarkaana dowladda si khaldan wax loogu sheegay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 8
  • Ahmed cadde 907975195 7 years ago

    Waa arin ku dayasho mudan
    maxkamadaynta dambiilayaasha
    Waxayna Fariincad udiraysaa dhalinta kufsiga niyada ku haya
    Wana in sharciga islamka lagu xukumaa

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Maxkamadda derejada 1aad ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatay xukunka dhalinyaro dhowaan lagu soo eedeeyey inay kufsadeen gaabr 13 sano jir ah oo beryahaan laga hadal hayey Puntland.
    Maxkamdu waaa inay cadaalada marisaaa ragga kadanbeeyey kufsashada gabadha soomaaliyeed thanks Daljir 0907412301

  • shirwac Abdisamad 7 years ago

    Run Ahaantii Maxkamadda derejada 1aad ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatay xukunka dhalinyaro dhowaan lagu soo eedeeyey inay kufsadeen gaabr 13 sano jir ah oo beryahaan laga hadal hayey Puntland. waan soo dhaweenayaa in maxkamadu dacwadaasi sifcn ugu kuurgashaaa
    dhawaanahanba Punland waxaaa ksuoo badanayey dacadiyada lagula kaco habalaha soomaaliyeed Thanks Daljir.com 0907412301

  • Gadou 7 years ago

    Xeer ha lagu dhaqmo hana lagu kasoonaado,taasana degganaan & deegaan nabad ah lagu dhistaad.

  • shirwac Abdisamed Nour 7 years ago

    Run Ahaaantii dhalinyarada lagu eedeeyey inay kufsi ugeysteen gabar Soomaaliyeed aad baaan uga xumahay Puntland waaaa inay talaaabo kaqaada ragga caadaystay inay hablaha kufsadaan thanks Daljir 0907412301

  • maxamed dalmar 7 years ago

    aad ban uga xumahay in dhagaha shacabka deegaanka ay ku bateen falalka kufsiga ah,
    waxaana sabab u ah xukuumadda oo an uga fal-celin sidii ugu habbooneyd.

    waa mahadsantihiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com