Site icon Radio Daljir

Maxkamadda Degmada Burtinle oo u Fariisatay Kiiska Dhalinyaro Kufsu ku Eedaysnayd (dhegayso)

Maxkamadda derejada 1aad ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatay xukunka dhalinyaro dhowaan lagu soo eedeeyey inay kufsadeen gaabr 13 sano jir ah oo beryahaan laga hadal hayey Puntland.

Gabagabadii xukunka ayaa waxaa hadlay gudoomiyaha maxkamadda derejada 1aad ee degamda Burtinle, wuxuuna xusay in guud ahaan kiiska la buunbuuniyey islamarkaana dowladda si khaldan wax loogu sheegay.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5912e5d50b0100f589924a5f/2.+GO.AAN+MAXKAMADEED.mp3?_=1
Exit mobile version