Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda Somaaliya oo Xukuno ku riday Ragg Alshabaab katirsan

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda Somaaliya oo Xukuno ku riday Ragg Alshabaab katirsan

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun ku ridday saddex qof oo lagu eedeeyay in qaraxyo lagu soo qabtay.

Maxkamadda ayaa dacwadda Raggan u fariisatay 17kii Bishan, kala ah Maxamed C/Raxmaan Maxamuud oo 30 jir ah, Jamaal Maxamed Cali iyo Axmed Aadan Weerar,kuwaas oo lagu eedeeyay in ay xubin ka noqdeen Al-shabaab.

Maxamed C/Raxmaan Maxamuud ayaa lagu eedeeyay in uu ka tirsanyahay Al-shabaab,Qaraxyada u qaabilsanyahay,sidoo kalena dadka bari jiray Qaraxyda.

Labada wiil ee kale ayaa lagu eedeeyay in ay Al-shabaab ka tirsanyihiin waxaana lagu soo qabtay Haan ay ka buuxaan walxaha qarxa oo ay ku hayeen Ceelasha Biyaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com