Site icon Radio Daljir

Maxay tahay sababta soo cusboonaysiisay xiisadda gobolka Sanaag (dhegayso)

Ciidamo hor leh oo kasocda magaalooyinka Hargaysa iyo Gabilay ayaa kusii jeeda magaalada Baran ee gobolka Sanaag, waxaana ay ka dambeysay kadib xiisad kasoo cusboonaatay gobolka Sanaag.

Crisaaq Xaaji Cali Shirwac oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda ee gobolada SSC iyo muranada mudada dheer kasoo taagnaa ee maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in xiisadda hadda tahay mid saamayn ku yeelanaysa bulshada gobolka, oo ay keeni karto in gobolku noqdo aag dagaal ama furin.

Hoos ka dhagayso wariye MCI ayaa waraystay.

 

Exit mobile version