MAXAMED CUSMAAN MAKARAAN OO MAANTA BOOQDEY XARUNTA DALJIR EE MAGAALADA BOOSAASO

MAXAMED CUSMAAN MAKARAAN OO MAANTA BOOQDEY XARUNTA DALJIR EE MAGAALADA BOOSAASO

Xoghayaha ururuka Somali Media Association -SOMA oo ay ku midaysanyihiin warbaahinta Soomaaliya Maxamed Cusmaan Makaraan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta warbaahinta Daljir ee Boosaaso.

Agaasimaha xarunta Maxamuud Cabdi Ibraahim iyo howlwadeenada xarunta ayaa soo dhoweeyay.
Warbaahinta Daljir ayaa ka mid ah aasaasayaasha ururkan sanadkii 2013 , waxaana ku midaysan inka badan boqol warbaahinta Soomaaliya kahowlgasha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com