Maxaad ka xasuusataa habkii hore ee Soomaalidu isku kabi jirtay ? (dhegayso)

Maxaad ka xasuusataa habkii hore ee Soomaalidu isku kabi jirtay ? (dhegayso)

Soomaalidu waa dad leh dhaqan iyo caado soo jireen ah, waxaan kamid ah wax yabaha lagu yaqaan dadka Soomaaliyeed habka loo kabo qofka jaba iyadoo la la isticmaalayo dhir iyo daawo dhaqameed.

Hadab maxaa ka taqaan habkaasi hore ee Soomaalidu ay isku kabi jirtay kahr inta aysan iman qalabkan casriga ah sida raajada lagu ogaado qofka jaban ? Farqi intee laeg ayaa udhexeeya kabniinkii hore iyo midka casriga ee maanta lajoog?

Salaad Maxamed Yuusuf waxa uu mudo 44 sano ah uu ku shaqaysanayay xirfada kabniin dhaqameedka iyo dhirta oo uu dadbadan ku daaweeyay.

Wariye Xasan Heykal ayaa magaalada Qardho kula kulmay oo waraysigan la hyeeshay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • axmed baashe cabdi 3 years ago

    waxa aaan odhan laahaa af soomaaligu waa qabyo ee hala dhameesrito

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com