Site icon Radio Daljir

Maxaad ka taqaan taarikhda degmadda Jariiban ee gobalka Mudug (dhegayso)

Deegaano badan oo ku yaal Puntland ayaa leh Taariikh Soojireen ah iyo Waxyaalo ay Caan ku yihiin Sida Degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Horay waxaanu u baahinay Degmada Jariiban oo 1976kii laga dhisay Taalada Maantana wariye Abdikhayr Maxamed Jaamac ayaa Warbixin kale inoo soo jeedinaya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya wariye Cabdikhayr Maxamed Jamac.

Warbixinta Goobaha Taariikhiga Ah Ee Degmada Jariiban By Abdikhayr Maxamed Jaamac.MP3 by Radio Daljir

Exit mobile version