Maxaad ka Taqaan Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti, Askarigii ku Dhintay Qaraxii Bossaso?

Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee habeen hore ka dhacay magaalada Bossaso ayaa waxa uu sababay geerida Mujaahid Barkhad Yusuf Burunti. Qaraxa ayaa ay lala beegsaday goob ciidamada ammaanku ku baaraan gaadiidka dadweynaha. Qaraxaas weerarka ahaa ayaa waxaa si geesinimo leh ugu hortagay, naftiisana ku waayay Marxuun Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti. Barkhad wuxuu ahaa askari ka tirsan … Continue reading Maxaad ka Taqaan Mujaahid Barkhad Yuusuf Burunti, Askarigii ku Dhintay Qaraxii Bossaso?