Site icon Radio Daljir

Maxaad ka taqaan cudurka Burseelka iyo wax yaabaha laga qaado ? (dhegayso)

Dalka Soomaaliya oo kamid ah wadamada ay la dageen dagaalada sokeeye ,ayaa waxaa hadana taa u sii dheer  dadka u jiifa ama udhinta  Cudurka faafa .

Cudurka Burseelka  ayaa maalmihii udambeeyay fara ba,an ku hayay  shacabka ku dhaqan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

cudurkan  ayaa waxaa  lagu kala qaadaa isu gudubka xoolaha iyo dadka ,sida ay dhaqaatiirtu sheegeen.

Hadaba waamaxay cudurkan ? maaxe keena ? su,aalahaas iyo kuwo kale waxaa ka jawaabaya oo uu radio Daljir uu hor dhigay D.r Fahad C/salaan Maxamuud ,wariyaha Daljir ee Burtinle Farateeb ayuu uwaramay .

 

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c14e6450101004c5148f5c8/Warka+Farateeb++.mp3?_=1

 

Exit mobile version