Maxaad ka taqaan ciidamada ‘Puntland Security Force (PSF)’ ee Mareykanku maalgaliyo? (dhegayso)

Waa horudhac kooban oo ku saabsan qoraalo taxanayaal Radio Daljir oo taaban doono taariikhda, hadafka iyo hawl-maalmeedka maanta ee Ciidamada Ammaanka Puntland iyo Taliska Sare ee Ciidamada PSF-ta. Waa hubaal in aad maqashay Puntland Security Force (PSF), maxaad se ka taqaan? Yaa maamula, yaa se maalgaliya? Yey hoosyimaadaan? Intee se saldhig ciidan bay Puntland ku … Continue reading Maxaad ka taqaan ciidamada ‘Puntland Security Force (PSF)’ ee Mareykanku maalgaliyo? (dhegayso)